Maamulka Gedo oo ka hadlay wararka sheegaya dagaal saaka ka dhacay Belad-xaawo

Maamulka Gobolka Gedo ayaa ka hadlay dagaal la sheegay inuu saaka ka dhacay xadka Soomaaliya iyo Kenya dhinaca Belad xaawo iyo Mandera, kaasoo dhexmaray Ciidanka dowladda Federaalka iyo kuwa Kenya. Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Gedo Cismaan Nuur Xaaji ayaa beeniyey in wax dagaal ah uu ka dhacay xuduudka labada dal gaar ahaan aaga Balad-xaawo. “Waxaan ku … Continue reading Maamulka Gedo oo ka hadlay wararka sheegaya dagaal saaka ka dhacay Belad-xaawo